وَٱلْعَـٰدِيَـٰتِ ضَبْحًا
WalAAadiyati dabha
Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi.
The Courser
وَٱلْعَـٰدِيَـٰتِ ضَبْحًا
WalAAadiyati dabha
Eebe wuxuu ku dhaartay Fardaha Jahaadka u orda iyagoo qaylyi.
فَٱلْمُورِيَـٰتِ قَدْحًا
Falmooriyati qadha
iyo kuwa dabka Qoobkooda ku ifiya (guuraha).
فَٱلْمُغِيرَٰتِ صُبْحًا
Falmugheerati subha
Iyo kuwa Cadawga weerara Subaxdii.
فَأَثَرْنَ بِهِۦ نَقْعًا
Faatharna bihi naqAAa
Ee Boodhka kiciya.
فَوَسَطْنَ بِهِۦ جَمْعًا
Fawasatna bihi jamAAa
Cadawgana dhexgala.
إِنَّ ٱلْإِنسَـٰنَ لِرَبِّهِۦ لَكَنُودٌ
Inna al-insana lirabbihi lakanood
Ee Dadku Eebohood waa diideen( ku MadaxAdkaadeen).
وَإِنَّهُۥ عَلَىٰ ذَٰلِكَ لَشَهِيدٌ
Wa-innahu AAala thalikalashaheed
Arrintaasna Dadku wuu ogyahay ( Markhaatuu ka yahay).
وَإِنَّهُۥ لِحُبِّ ٱلْخَيْرِ لَشَدِيدٌ
Wa-innahu lihubbi alkhayri lashadeed
Dadkuna Xoola jacaylka waa ku daranyahay.
۞ أَفَلَا يَعْلَمُ إِذَا بُعْثِرَ مَا فِى ٱلْقُبُورِ
Afala yaAAlamu itha buAAthira mafee alquboor
Miyuuna ogayn Marka Xabaalaha waxa ku jira la soo bixiyo.
وَحُصِّلَ مَا فِى ٱلصُّدُورِ
Wahussila ma fee assudoor
Laabaha waxa ku qarsoonna la muujiyo.
إِنَّ رَبَّهُم بِهِمْ يَوْمَئِذٍ لَّخَبِيرٌۢ
Inna rabbahum bihim yawma-ithinlakhabeer
Eebohood Maalintaas ogyahay.