وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيْتُونِ
Watteeni wazzaytoon
Eebe wuxuu ku dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka.
The Fig
وَٱلتِّينِ وَٱلزَّيْتُونِ
Watteeni wazzaytoon
Eebe wuxuu ku dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka.
وَطُورِ سِينِينَ
Watoori seeneen
Iyo Dhuuri Siina.
وَهَـٰذَا ٱلْبَلَدِ ٱلْأَمِينِ
Wahatha albaladi al-ameen
Iyo Magaaladan Aaminka ah (Maka).
لَقَدْ خَلَقْنَا ٱلْإِنسَـٰنَ فِىٓ أَحْسَنِ تَقْوِيمٍ
Laqad khalaqna al-insana fee ahsanitaqweem
Ee waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan.
ثُمَّ رَدَدْنَـٰهُ أَسْفَلَ سَـٰفِلِينَ
Thumma radadnahu asfala safileen
Kaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis).
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ فَلَهُمْ أَجْرٌ غَيْرُ مَمْنُونٍ
Illa allatheena amanoowaAAamiloo assalihati falahum ajrun ghayrumamnoon
Hase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin.
فَمَا يُكَذِّبُكَ بَعْدُ بِٱلدِّينِ
Fama yukaththibuka baAAdu biddeen
Ee Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib.
أَلَيْسَ ٱللَّهُ بِأَحْكَمِ ٱلْحَـٰكِمِينَ
Alaysa Allahu bi-ahkami alhakimeen
Miyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan).