وَٱلشَّمْسِ وَضُحَىٰهَا
Washshamsi waduhaha
Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda.
The Sun
وَٱلشَّمْسِ وَضُحَىٰهَا
Washshamsi waduhaha
Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda.
وَٱلْقَمَرِ إِذَا تَلَىٰهَا
Walqamari itha talaha
Iyo Dayuxu markuu Qorraxda raaco.
وَٱلنَّهَارِ إِذَا جَلَّىٰهَا
Wannahari itha jallaha
Iyo Maalintu markay ifiso.
وَٱلَّيْلِ إِذَا يَغْشَىٰهَا
Wallayli itha yaghshaha
Iyo Habeenku markuu daboolo (madoobaado).
وَٱلسَّمَآءِ وَمَا بَنَىٰهَا
Wassama-i wama banaha
Iyo Samada iyo say u dhisantahay.
وَٱلْأَرْضِ وَمَا طَحَىٰهَا
Wal-ardi wama tahaha
Iyo Dhulka iyo suu u fidsanyahay.
وَنَفْسٍ وَمَا سَوَّىٰهَا
Wanafsin wama sawwaha
Iyo Nafta iyo sida Eebe u ekeeyay.
فَأَلْهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقْوَىٰهَا
Faalhamaha fujooraha wataqwaha
Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba.
قَدْ أَفْلَحَ مَن زَكَّىٰهَا
Qad aflaha man zakkaha
Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya.
وَقَدْ خَابَ مَن دَسَّىٰهَا
Waqad khaba man dassaha
Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya.
كَذَّبَتْ ثَمُودُ بِطَغْوَىٰهَآ
Kaththabat thamoodu bitaghwaha
Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis.
إِذِ ٱنۢبَعَثَ أَشْقَىٰهَا
Ithi inbaAAatha ashqaha
Marku tagay koodi xumaa (si uu hasha u dilo).
فَقَالَ لَهُمْ رَسُولُ ٱللَّهِ نَاقَةَ ٱللَّهِ وَسُقْيَـٰهَا
Faqala lahum rasoolu Allahi naqataAllahi wasuqyaha
Oo Rasuulkii Eebana ku yidhi, iska daaya Hasha Eebe iyo Cabbideeda.
فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمْدَمَ عَلَيْهِمْ رَبُّهُم بِذَنۢبِهِمْ فَسَوَّىٰهَا
Fakaththaboohu faAAaqaroohafadamdama AAalayhim rabbuhum bithanbihim fasawwaha
Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis.
وَلَا يَخَافُ عُقْبَـٰهَا
Wala yakhafu AAuqbaha
Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello)