وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
Waylun likulli humazatin lumaza
Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,
The Traducer
وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ
Waylun likulli humazatin lumaza
Halaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,
ٱلَّذِى جَمَعَ مَالًا وَعَدَّدَهُۥ
Allathee jamaAAa malanwaAAaddadah
Oo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).
يَحْسَبُ أَنَّ مَالَهُۥٓ أَخْلَدَهُۥ
Yahsabu anna malahu akhladah
Ma wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.
كَلَّا ۖ لَيُنۢبَذَنَّ فِى ٱلْحُطَمَةِ
Kalla layunbathanna fee alhutama
Saas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama.
وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا ٱلْحُطَمَةُ
Wama adraka ma alhutama
Ma taqaannaa Xudhama( Tii Wax burburinaysay).
نَارُ ٱللَّهِ ٱلْمُوقَدَةُ
Naru Allahi almooqada
Waa Naarta Eebe ee la huriyay.
ٱلَّتِى تَطَّلِعُ عَلَى ٱلْأَفْـِٔدَةِ
Allatee tattaliAAu AAalaal-af-ida
Gubaysana Quluubta (Kulayl dartiis).
إِنَّهَا عَلَيْهِم مُّؤْصَدَةٌ
lnnaha AAalayhim mu/sada
Waana lagu dabooli Naartaas Gaalada.
فِى عَمَدٍ مُّمَدَّدَةٍۭ
Fee AAamadin mumaddada
Tiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.