وَٱلْفَجْرِ
Walfajr
Eebe wuxuu ku dhaartay Waabariga.
The Dawn
وَٱلْفَجْرِ
Walfajr
Eebe wuxuu ku dhaartay Waabariga.
وَلَيَالٍ عَشْرٍ
Walayalin AAashr
Iyo Habenanada Tobanka ah (Arrafo).
وَٱلشَّفْعِ وَٱلْوَتْرِ
WashshafAAi walwatr
Iyo Tirada siman iyo tan is dheer ( tirada Buuxda Iyo Tirada dhiman).
وَٱلَّيْلِ إِذَا يَسْرِ
Wallayli itha yasr
Iyo Habeenku markuu tagayu.
هَلْ فِى ذَٰلِكَ قَسَمٌ لِّذِى حِجْرٍ
Hal fee thalika qasamun lithee hijr
Miyayna arrintaasu ahayn wax loogu dhaarto Qof caqli leh.
أَلَمْ تَرَ كَيْفَ فَعَلَ رَبُّكَ بِعَادٍ
Alam tara kayfa faAAala rabbuka biAAad
Ma ku soo Gaadhay sida Eebahaa ku falay Caad.
إِرَمَ ذَاتِ ٱلْعِمَادِ
Irama thati alAAimad
Ee ahaa Irama xooggana lahaa.
ٱلَّتِى لَمْ يُخْلَقْ مِثْلُهَا فِى ٱلْبِلَـٰدِ
Allatee lam yukhlaq mithluha fee albilad
Wax la mid ahna aan Lugu abuurin dhulka.
وَثَمُودَ ٱلَّذِينَ جَابُوا۟ ٱلصَّخْرَ بِٱلْوَادِ
Wathamooda allatheena jaboo assakhrabilwad
Iyo Thamuud-kii ahaa dhagaxa kuwa ku jarjara Waadiga.
وَفِرْعَوْنَ ذِى ٱلْأَوْتَادِ
WafirAAawna thee al-awtad
lyo Fircoonkii dhakawyada lahaa.
ٱلَّذِينَ طَغَوْا۟ فِى ٱلْبِلَـٰدِ
Allatheena taghaw fee albilad
kuwiina ahaa ku xadgudbay dhulka.
فَأَكْثَرُوا۟ فِيهَا ٱلْفَسَادَ
Faaktharoo feeha alfasad
Kuna badiyay dhexdiisa fassaadka.
فَصَبَّ عَلَيْهِمْ رَبُّكَ سَوْطَ عَذَابٍ
Fasabba AAalayhim rabbuka sawtaAAathab
Markaasaana Eeba ku shubay Caddibaad daran.
إِنَّ رَبَّكَ لَبِٱلْمِرْصَادِ
Inna rabbaka labilmirsad
Maxaayeelay Eebe waa u darbanyahay (abaalmarinta).
فَأَمَّا ٱلْإِنسَـٰنُ إِذَا مَا ٱبْتَلَىٰهُ رَبُّهُۥ فَأَكْرَمَهُۥ وَنَعَّمَهُۥ فَيَقُولُ رَبِّىٓ أَكْرَمَنِ
Faamma al-insanu itha maibtalahu rabbuhu faakramahu wanaAAAAamahu fayaqoolu rabbeeakraman
Marka Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani).
وَأَمَّآ إِذَا مَا ٱبْتَلَىٰهُ فَقَدَرَ عَلَيْهِ رِزْقَهُۥ فَيَقُولُ رَبِّىٓ أَهَـٰنَنِ
Waamma itha ma ibtalahufaqadara AAalayhi rizqahu fayaqoolu rabbee ahanan
Haddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay.
كَلَّا ۖ بَل لَّا تُكْرِمُونَ ٱلْيَتِيمَ
Kalla bal la tukrimoonaalyateem
Saas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka.
وَلَا تَحَـٰٓضُّونَ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلْمِسْكِينِ
Wala tahaddoona AAala taAAamialmiskeen
Mana fartaan in masaakiinta wax la siiyo.
وَتَأْكُلُونَ ٱلتُّرَاثَ أَكْلًا لَّمًّا
Wata/kuloona atturatha aklanlamma
Waxaadna aad u cuntaan dhaxalka (Cunid ) xaq darro.
وَتُحِبُّونَ ٱلْمَالَ حُبًّا جَمًّا
Watuhibboona almala hubbanjamma
Xoolahana waxaad u jeceshihiin si daran.
كَلَّآ إِذَا دُكَّتِ ٱلْأَرْضُ دَكًّا دَكًّا
Kalla itha dukkati al-ardudakkan dakka
Saas ma aha ee marka dhulka la burburiyo.
وَجَآءَ رَبُّكَ وَٱلْمَلَكُ صَفًّا صَفًّا
Wajaa rabbuka walmalaku saffansaffa
Eebe iyo Malaguna la yimaaddo amarkiisa Malaa'igtoo safan.
وَجِا۟ىٓءَ يَوْمَئِذٍۭ بِجَهَنَّمَ ۚ يَوْمَئِذٍ يَتَذَكَّرُ ٱلْإِنسَـٰنُ وَأَنَّىٰ لَهُ ٱلذِّكْرَىٰ
Wajee-a yawma-ithin bijahannamayawma-ithin yatathakkaru al-insanu waannalahu aththikra
Naarta Jahannamana Maalintaas la keeno, Dadku waxay xusuusan waxay faleen, Maxayse xusuusi tari.
يَقُولُ يَـٰلَيْتَنِى قَدَّمْتُ لِحَيَاتِى
Yaqoolu ya laytanee qaddamtu lihayatee
Waxay dhihi shallaytee maan wanaag hormarsado.
فَيَوْمَئِذٍ لَّا يُعَذِّبُ عَذَابَهُۥٓ أَحَدٌ
Fayawma-ithin la yuAAaththibuAAathabahu ahad
Malintaas sida Eebe wax ruux u Cadaabi ma jiro.
وَلَا يُوثِقُ وَثَاقَهُۥٓ أَحَدٌ
Wala yoothiqu wathaqahu ahad
Wax sida Eebe wax u xidhina ma jiro.
يَـٰٓأَيَّتُهَا ٱلنَّفْسُ ٱلْمُطْمَئِنَّةُ
Ya ayyatuha annafsualmutma-inna
Naftase xaqa rumaysay ee Xasillooneey.
ٱرْجِعِىٓ إِلَىٰ رَبِّكِ رَاضِيَةً مَّرْضِيَّةً
IrjiAAee ila rabbiki radiyatanmardiyya
U noqo Eebaha adoo raalli ah lagana raalli noqday.
فَٱدْخُلِى فِى عِبَـٰدِى
Fadkhulee fee AAibadee
dhexgalna Addoomadayda (wanaagsan).
وَٱدْخُلِى جَنَّتِى
Wadkhulee jannatee
Galna Jannadayda.